Ganacsade caan ah iyo ciidamo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal caawa ka dhacay xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamo amar ka heysta madaxtooyada Puntland ay weerareen dhismaha golaha wakiilada Puntland si ay ula wareegaan, waxaana iska caabin adag kala hor yimid ciidamo ilaalo … Continue reading Ganacsade caan ah iyo ciidamo ku dhintay dagaalkii caawa ka dhacay Garoowe